Hämeenlinna dhaqamada ay kuu hayso

Waxyaalaha la xiriira dhaqanka ee aad Hämeenlinna ka helayso waxaa ka mid ah tiyaatarada, muuseemyada ama madxafyada, shaneemooyinka, dhacdooyinka iyo dhacdooyinka muusikada

Dhaqamada laguu hayo waxaa lagu sharaxay ciwaankan internetka iyagoo afka finnishka ku qoran:
www.hameenlinna.fi/Palvelut/Kulttuuri/

Asiasanat: vapaa-aika
Viimeksi muokattu: 29.11.2016