Ma ku riyoonaysaa ganacsi kuu gaar ah? Finland dhexdeeda, ganacsigu wuxuu suurtagal ku yahay siyaabo badan oo kala duwan.
Bilaabista ganacsiga ee Hämeenlinna
Isku-duwayaasha ganacsiga ee TyöHäme waxay ka bixiyaan talooyin ku saabsan su’aalaha la xiriira ganacsiga waxayna taageeraan dhisidda iyo horumarinta ganacsiga.