Tilmaamaha degnaanshaha
Markaad u guurto guri cusub oo dal cusub ah, waxaa fiican inaad ogaato aasaaska nolosha. Qaybtan waxaa lagu soo ururiyay macluumaad, xeerar, iyo talooyin waxtar leh oo ku saabsan nolosha Finland.

Liiska xusuusta ee qofka guuraya
Markaad u guurto guri cusub, waxaa muhiim ah inaad arrimaha wax ku oolka ah ka qabato waqtigii loogu talagalay, sida heshiisyada, ogaaysiiska guurista, iyo habaynta guriga cusub.
Xeerarka nolosha ee guryaha dabaqyada ah iyo kuwa isku xiran
Fadlan raac xeerarka guud, si noloshaadu u noqoto mid raaxo leh adiga iyo dadka kale ee guriga degganba.
Badbaadada dabka ee guriga
Waa muhiim in qof kasta oo deggan uu daryeelo badbaadada gurigiisa oo uu ogaado waxa la sameeyo haddii dab qabsado.

Su’aalo ku saabsan nolosha?
Kaalay la-talinta nolosha – waan ka jawaabeynaa.