Hyppää sisältöön

Waxbarashada carruurta iyo dhalinyarada

Finland, carruur kasta iyo dhalinyaro kasta waxay xaq u leeyihiin waxbarashada iyo tababarka. Qaybtan waxaa lagu soo uruuriyay macluumaad ku saabsan waxbarashada carruurta iyo dhalinyarada da’aha kala duwan ee Hämeenlinna.

Macaamiil ayaa adeeg ka helaya xarunta talo bixinta. La taliyaha ayaa warqad u muujinaya macaamiisha.

Su’aalo ku saabsan waxbarashada ama hiwaayadaha carruurta ama dhalinyarada?

Kaalay la talinta qoysaska caalamiga ah – waan ka jawaabeynaa.